Sadaqo dhiibo:

  • Shaqooyinka iyo Shaqo abuurista

    Uuruka Samafalka Somaf kadib markii uu sameeyey daraasad dheer oo ku saabsan xaga shaqada iyo shaqaaleeynta ee dadka soomaaliyeed ee kunool gudaha wadanka soomaaliya iyo dibadiisa intaba wuxu u istaagay sidii uu u abuuri lahaa hab tayo fican oo dadka soomaaliyeed eey ku heli karaan shaqooyin eey kala soo baxaan kuna debertaan noloshooda iyadoo taas laga duulaya wuxuu bilaabay ururuku inuu bixiyo habab shaqo abuuris casri ah iyadoo tababar la siinayo dadka shaqada doonaya si eey u noqdaan xirfadleey iyagu shaqeeysta.

    Tababaraad ayaa waxaa ka faa iideystay dad soomaaliyeed oo badan oo ku dhaqan dunida daafaheeda gaar ahaan goobaha uu ka howl galo ururkeena waxaana soo badanaya dalabaadka ku saabsan arintaas tababarka xaga shaqada iyo weliba abuurista fursadaha shaqo si loo daboolo shaqo la aan baahsan oo heeysata kumanaan soomaali ah..

     
somali peace
Food
Nadaafada Muqdisho
Waxaan ka qeeyb qaadanaa mashaariicda waqtiyad a gaarka ah timaada sida kan Nadaafada xamar ookale Dhisida garoonka,iyo dekeda labadaba,aruurinta Kaalmooyinka sida Ramadaanka Iidaha iyo weliba Abaaraha.

ugu danbeeystii waxaan idinkug baaqeeynaa inaad nagala qeeyb qaadataan dhisida iyo hurumarinta dalkiina hooyo oo ah lama huraan. Read more

  Shaqooyinka iyo Shaqo abuurista

Uuruka Samafalka Somaf kadib markii uu sameeyey daraasad dheer oo ku saabsan xaga shaqada iyo shaqaaleeynta ee dadka soomaaliyeed ee kunool gudaha wadanka soomaaliya iyo dibadiisa intaba wuxu u istaagay sidii uu u abuuri lahaa hab tayo  Read more

  LATEST NEWS about somaf:

  Those who (in charity) spend of their goods by night and by day, in secret and in public, 
have their reward with their Lord: on them shall be no fear, nor shall they grieve."
(Al-Quran, 2:274)

Read more

  Insha'Allah, you will benefit from the articles on the fiqh of Ramadan, Zakah and other interesting issues relating to the blessed month.

Read more

 

howlaha taakuleeynta:

Taariikhda ururka samafalka Somaf

   Somaf waa Urur Samafal Soomaaliyed oo ka shaqeeya howlaha taakuleeynta kala duwan sida : Kaalmeeynta Qaxootiyada soo barakacay, Caawinta dan yarta Abaaraha ku waxyeeloobay, ka qeeyb qaadashada dib udhiska kaabayaasha nolosha  Read more   Uurka samafalka soomaaliyeed ee Somaf waxaa la aas aasay sanadkii 2005 tii wuxuu na shaqadiisa bilaabay isla sanadkaas ururka oo laamo badan ku leh wadama badan oo dunida ah, waana hey' ad samafal oo ka diiwan gashan wadanka Egland laakiin caawinaad eey sameeyso oo ku wajahan ama loogu tala galay wadanka soomaaliya waxaa ka qeeyb qaata dhamaan dadka Read more

  Please Donate Generously

Read more

 Our Partner Organizations

Read more

Copyright ©2006  somaf. All rights reserved.

Copyright ©2006 Somaf.org Designed by Tayosoftware