Sadaqo dhiibo:
  • Caafimaadka

    Nabada iyo Caafimaadku waa labad tiir oo ugu muhiimsan nolosha bini aadamka, inagoo taas ka duuleeyna ayaan xooga saarnay sidii aan kor ugu qaadi laheeyn xaalada caafimaad ee dadkeena iyo dalkeena oo ka mid ah wadamada dunida ugu liita xaga daryeelka caafimaadka uu helo qof walba oo soomaali ah.

    ururka samafalka somaf wuxuu taakuleeyaa oo gacan ka geeystaa arimaha caafimaadka guud ahaan gaar ahaan daryeelka hooyada iyo dhalaanka soomaaliyeed oo aad ugu nugul cudurada waxaana aan sameeynaa dayactir xarumo caafimaad oo gaar loo leeyahay meelo bukaan socod eegto ah MCH yo lagu xaanaaneeyo dadka dan yarta ah oo aan awoodin ineey isku daaweeyaan isbitaalada gaarka ah ee lacagta ah waxaana aan xarumo badan oo aan gacan siino eey ku kala firirsan yihin dhamaan daafaha wadankeena somaliya inkastoo eey kooban tahay awooda ururada NGO yada gaarka ah ee kudhisan kuna tiirsan taageerada shacabka hadana waxaa ilaah mahadiis ah in arintaas aan wax badan ka qabanay aanan la tacaalno baahi aad u baaxad weeyn oo ka jirta wadanka gudihiisa.

     

     
     
     
somali peace
Food
Nadaafada Muqdisho
Waxaan ka qeeyb qaadanaa mashaariicda waqtiyad a gaarka ah timaada sida kan Nadaafada xamar ookale Dhisida garoonka,iyo dekeda labadaba,aruurinta Kaalmooyinka sida Ramadaanka Iidaha iyo weliba Abaaraha.

ugu danbeeystii waxaan idinkug baaqeeynaa inaad nagala qeeyb qaadataan dhisida iyo hurumarinta dalkiina hooyo oo ah lama huraan. Read more

  Shaqooyinka iyo Shaqo abuurista

Uuruka Samafalka Somaf kadib markii uu sameeyey daraasad dheer oo ku saabsan xaga shaqada iyo shaqaaleeynta ee dadka soomaaliyeed ee kunool gudaha wadanka soomaaliya iyo dibadiisa intaba wuxu u istaagay sidii uu u abuuri lahaa hab tayo fican oo dadka soomaaliyeed eey ku heli karaan shaqooyin eey kala soo baxaan kuna debertaan noloshooda iyadoo taas laga duulaya wuxuu bilaabay ururuku inuu bixiyo habab shaqo abuuris casri  Read more

  LATEST NEWS about somaf:

  Those who (in charity) spend of their goods by night and by day, in secret and in public, 
have their reward with their Lord: on them shall be no fear, nor shall they grieve."
(Al-Quran, 2:274)

Read more

  Insha'Allah, you will benefit from the articles on the fiqh of Ramadan, Zakah and other interesting issues relating to the blessed month.

Read more

 

howlaha taakuleeynta:

Taariikhda ururka samafalka Somaf

   Somaf waa Urur Samafal Soomaaliyed oo ka shaqeeya howlaha taakuleeynta kala duwan sida : Kaalmeeynta Qaxootiyada soo barakacay, Caawinta dan yarta Abaaraha ku waxyeeloobay, ka qeeyb qaadashada dib udhiska kaabayaasha nolosha  Read more   Uurka samafalka soomaaliyeed ee Somaf waxaa la aas aasay sanadkii 2005 tii wuxuu na shaqadiisa bilaabay isla sanadkaas ururka oo laamo badan ku leh wadama badan oo dunida ah, waana hey' ad samafal oo ka diiwan gashan wadanka Egland laakiin caawinaad eey sameeyso oo ku wajahan ama loogu tala galay wadanka soomaaliya waxaa ka qeeyb qaata dhamaan dadka Read more

  Please Donate Generously

Read more

 Our Partner Organizations

Read more

Copyright ©2006  somaf. All rights reserved.

Copyright ©2006 Somaf.org Designed by Tayosoftware