Sadaqo dhiibo:
  • Tacliinta

    Ururka Samafalka Soomaaliyeed ee Somaf wuxu qeeyb libaax ka qaataa kobcinta iyo kor u qaadista Tacliinta iyo wax barashada da'yarta iyo jiilalka umada soomaaliyeed ee soo kacaya.

    Qeeybta Tacliinta ee Somaf waxeey abuurtay iskuulo badan oo ku yaala gudaha soomaaliya kuwaas oo aan ka caawino xaga wax barashada si toos ah iyo si aan toos aheeyn labada, sidoo kale waxaan caawinaa oo aan u abuurnay fursado eey wax ku bartaan caruur badan oo agoomo ah iyo kuw aaan waalidiin laheeyn intaba, kuwa ku xareeysan xeryaha qaxootiyada meela badan oo ka mid ah wadanka sida magaalooyinka Muqdisho,Marka,Kismaayo, Baydhabo,Boosaso iyo meela kale oo badan caruurtaan oo aan awood u laheeyn ineey waxbartaan duruufaha nolosha eey ku jiraan oo adag aawgeed,

    hadaba si loo helo jiil ka caafimaad qaba tacliin la aan waa ineey jiraan dad ka damqada caruurtaas ku dayacan qeeyba badan oo ka mid ah wadankeenii hooyo si loo badbaadiyo mustaqbalka ubadkaas iyo mustaqbalka dalkeena iyo dadkeena dhamaan,

    Hadaba Somaf waxeey u gacan haatineeysaa dhamaan umada soomaaliyeed qeeybaheeda kala duwan aqoon yahanka ganacasatada iy o cid walba oo ka damqaneeysa mustaqbalka ubadkeena 16ka sano eeysan jirin dowlad xanaaneeysa in aan u istaagno sidii aan u kaalmeeyn laheeyn anaga ayaa qaban qaabineeyna isuna geeyneeyna adiguna waxaad ka qeeyb qaaadataa kaalmeeynta iyo dhisida mustaqbalka ubadka soomaaliyeed ee aan sugeeyn cid aan adiga aheeyn.

somali peace
Food
Nadaafada Muqdisho
Waxaan ka qeeyb qaadanaa mashaariicda waqtiyad a gaarka ah timaada sida kan Nadaafada xamar ookale Dhisida garoonka,iyo dekeda labadaba,aruurinta Kaalmooyinka sida Ramadaanka Iidaha iyo weliba Abaaraha.

ugu danbeeystii waxaan idinkug baaqeeynaa inaad nagala qeeyb qaadataan dhisida iyo hurumarinta dalkiina hooyo oo ah lama huraan. Read more

  Shaqooyinka iyo Shaqo abuurista

Uuruka Samafalka Somaf kadib markii uu sameeyey daraasad dheer oo ku saabsan xaga shaqada iyo shaqaaleeynta ee dadka soomaaliyeed ee kunool gudaha wadanka soomaaliya iyo dibadiisa intaba wuxu u istaagay sidii uu u abuuri lahaa hab tayo fican oo dadka soomaaliyeed eey ku heli karaan shaqooyin eey kala soo baxaan kuna debertaan noloshooda iyadoo taas laga duulaya wuxuu bilaabay ururuku inuu bixiyo habab shaqo abuuris casri  Read more

  LATEST NEWS about somaf:

  Those who (in charity) spend of their goods by night and by day, in secret and in public, 
have their reward with their Lord: on them shall be no fear, nor shall they grieve."
(Al-Quran, 2:274)

Read more

  Insha'Allah, you will benefit from the articles on the fiqh of Ramadan, Zakah and other interesting issues relating to the blessed month.

Read more

 

howlaha taakuleeynta:

Taariikhda ururka samafalka Somaf

   Somaf waa Urur Samafal Soomaaliyed oo ka shaqeeya howlaha taakuleeynta kala duwan sida : Kaalmeeynta Qaxootiyada soo barakacay, Caawinta dan yarta Abaaraha ku waxyeeloobay, ka qeeyb qaadashada dib udhiska kaabayaasha nolosha  Read more   Uurka samafalka soomaaliyeed ee Somaf waxaa la aas aasay sanadkii 2005 tii wuxuu na shaqadiisa bilaabay isla sanadkaas ururka oo laamo badan ku leh wadama badan oo dunida ah, waana hey' ad samafal oo ka diiwan gashan wadanka Egland laakiin caawinaad eey sameeyso oo ku wajahan ama loogu tala galay wadanka soomaaliya waxaa ka qeeyb qaata dhamaan dadka Read more

  Please Donate Generously

Read more

 Our Partner Organizations

Read more

Copyright ©2006  somaf. All rights reserved.

Copyright ©2006 Somaf.org Designed by Tayosoftware